Qeexid

"Miro is qabsaday oo dhuuban."

Qeexid Xigta

Geela la tolo, saaladiisa isqabqabsata oo wax kuusan noqota.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toon oo kali ah:
  • Ciidanku malaha meel ay roobka ka galaan, ma jirto waxbarasho iyo wax ay ku ciyaaraan toona.
  • Askartaas oo uu u tegay, iyagoo warafaan-dhadh ku jira, loona sheegin meel lagu duulayo iyo cid dhawaan la gelayo toona.