Qeexid
Kaltan gelid.
[-stay, -satay]
f.g3Kaltan gelid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld toogaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg toogayso. ld toogaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld toogasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Hal lug ku boodid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Aqoonta liishaanka.
Qeexid Xigta: Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Kol; mar.
Qeexid Xigta: In kol naas laga dhiijiyo.
Qeexid Kale: Roob yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld toogad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: Nafley rasaas ku ridid.
Qeexid Xigta: Wax liishaamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid Xigta: Kol; mar. ld tooggo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Soocidda.
Qeexid Xigta: Wax middooda xulka ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld toogo1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof hawl keli qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Xag ka maalid ( xoolo irmaan).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -yay, -ysay
Qeexid: U t.: wax dhicitaankooda u diyaargaroobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cid, koox maskaxdeeda soo jiidasho.
Qeexid Xigta: Ciidan si habaysan meel ugu safasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
mu.ac.dh
Qeexid: Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama.
Qeexid Xigta: ld mid.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
ac - aan cayinnayn (indefinite) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg tooghay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]