Qeexid Xigta

ld toogad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toogasho oo kali ah:
  • Dhanka kale; kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa toogasho ku dilay Madaxii nabadsugida degmada Baydhabo Col.
  • “Baaritaanno dheer kaddib waxa caddaatay inay jaajuusiin u ahaayeen Dowladda Somalia, iyaguna way qirteen waxaana lagu xukumay dil toogasho” ayuu yiri Sheekh Cumar oo ah Qaaliga Maxkamadda Gobolka Banaadir ee Xarrakatul Shabaab.