Qeexid

"Kol; mar."

Qeexid Kale

Roob yar.

Qeexid Xigta

In kol naas laga dhiijiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toog oo kali ah:
  • Maxkamada Darajada 1-aad ee Boosaaso oo Dil toogasho ah ku xukuntay Haweeney gacan ku dhiigle ah Qaaliga Maxkamada Darajada 1-ad oo la sheegay in uu dhalay Gabadhii Xalay lagu dilay Boosaaso..
  • Baaqaan ayaa ka danbeeyey marki ay bateen weerarada lagu qaadayo xarumaha dowlada iyo madaxda dowlada iyadoo weerarki ugu danbeyey horaanti bishan lagu toogtay sadex wasiir oo ka tirsan golaha wasiirada dowlada.