Qeexid

"(kuwooda, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Tooda u yeel!”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tooda oo kali ah:
  • Dhumucda tintiisu way kala soocnayd, waxayna gaadhayeen dhegaha hoostooda.
  • Ururka Midowga Afrika, ayaa sheegay inay saraakiil gaaraya 1,800 u tababarayaan DF, kuwaasoo lagu kala tababarayo dalalka Kenya, Uganda iyo Djibouti, iyadoo mas’uul u hadlay AU-da uu sheegay in la barayo maareynta ciidamada iyo howlgelintooda.