Qeexid

"Neef irmaan oo aan la maali karin; toojo. ld toojo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tood oo kali ah:
  • Dareenkan waxa ku dhaliyay asxaabtiisa oo ay agtooda ceebba ka tahay inuu ninku naag kaliya ku koobnaado.
  • Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa haatan la sheegayaa in ay Dadaal ugu jiraan sidii ay ugu soo laaban lahaayeen Gudaha Soomaaliya,gaar ahaan Magaalada Baydhabo oo Xaruntoodu ay tahay,kadib markii laga saaray Hoteeladii ay ka deganayeen Magaalada Nayroobi.