Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) Jid toosan oo aan leexleexad lahayn; waddooyin meel wada taga tan ugu gaaban."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toobiye oo kali ah:
  • Seyoum Mesfin oo socdaalka maanta ku soo gaadhay Caasumada ahaa mid aan horay loo sii shaacin ayaa warar ku dhow dhow socdaalkiisa ay sheegayaan in dhambaal salaan uu ka siday Raisalwasaaraha Itoobiye Meles Zenawi uu u gudbiyay Madaxweyne cabdulahi Yusuf.
  • Buulo Burde: Ciidamada Itoobiye ee fadhiisimaha ka dhigtay Magaalada Buulo Burde oo howlo roondeyn iyo amni sugid ka bilaabay wadooyinka Magaaladaas.