Qeexid

"Gees ama qalab kale oo u eg oo oogada, inta la saro, dhiigga buka lagaga toobo, lagaga soo saaro."

Qeexid Xigta

Shaxan joomitiri oo leh qaabka koombada.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toobin oo kali ah:
  • Intii dhammaadkii toddobaatameeyadii (70s) dhawr goor baan doonay in dood na loo qabto, mase ay suurtoobin.
  • Wayse dhaantaa qarda-jeex iyo in suryo oodan ah daawo laga raadinayo lagu habsaamo - waa laf cad oo toobin lagu hayo.”