Qeexid

T. ah: qof toobadkeenaya.

Qeexid Xigta

ld toobadkeenid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toobadkeen oo kali ah:
  • Hidde dhaqan ahaan Somaalidu maaha uur-mariid aan waxba illoobin oon waxba cafin, dadkii dembiyada galay hadday dunuubtoodii qirtaan oo Alle u toobadkeenaan, shacabkana cafis weydiistaan, waa hubaal in layska cafin doono.