Qeexid

"(-bab, m.l) Nooc ka mid ah cambuurrada dumarku qaataan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toob oo kali ah:
  • Ciidamo la filayo in ay garaan Muqdisho Cutubyo ka tirsan ciidamada dalka Itoobiya oo ka yimid dhinaca gobolada Jubbooyinka ayaa soo gaaray degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose.
  • Dadka heshiiskan diiddan, waxay la gudboon in ay ogaadaan in taangiyada Itoobiya ayan Villa Soomaaliya ku sugnaadeen, haddii Soomaalida siyaasadda ku jirta ay xikmaddu hoggaamin lahayd.