Qeexid

"Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama."

Qeexid Xigta

ld mid.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Roob iyo barwaaqo toona ma arag”. Too2 mu.ti.dh Mgacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

naxwe,

aan cayinnayn / indefinite

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga too oo kali ah:
  • Xayiraadda ganacsiga xoolaha dalalka Geeska Afrika, waxay dhibaatooyin badan oo dhinaca nolosha ah ku keentay malaayiin dad ah oo u badan xoolo-dhaqatada ku nool degaanada miyiga.
  • Gizaw waxa kale oo uu u soo jeedinayaa Soomaalida talooyin ku aadan dhibaatooyinka iyo dagaalada seetada dheeraaday ee ragaadiyay Soomaaliya.