Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) Qof tolkisii ka carooday tol kale ku biirid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tolow oo kali ah:
  • Degmooyinka kalena maxay yeeli doonaan tolow markaa.
  • Tolow ma anaa waxaan jirin qoray mise nidaamka toosan ee sharciga waafaqsan ayaan dan laga lahayn.