Qeexid
Tolidda wax la tolo. ld tolliimo, tolniin.
Tolidda wax la tolo. ld tolliimo, tolniin.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g1
Labdhedig: -olay, -oshay
Qeexid: Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax is kula qabasho.
Qeexid Xigta: Hal ilmo diiddey qallacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dad xiriir wada dhalasho amo sheegasho ka dhexeeyo.
Qeexid Xigta: Qaran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Tol ahaansho. ld tolliimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -toshay, -tolatay
Qeexid: Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax iskula qabsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof laf iyo hilib isla eg leh oo qurxoon ahaansho.
Qeexid Xigta: Arrin habboon in la yeelo ahaansho. ld toolmoonsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax tolka leeyahay ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld tolniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (nax.) Astaan qoraal (“ “) oo sida badan loo adeegsado iyadoo labo labo ah oo hor iyo gadaal laga mariyo hadal, weer, erey, si loo muujiyo hadalka tooska ah, yacni sida qof afkiisa uga soo baxay (tus. Cali wuxuu yiri: “berri baan imanayaa”).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: tolla'ay e.d Hayaay!, waawareey!, ciidamoow! tolliimo m.dh 1. ld tolmo. 2. ld tolnimo.
m.l
Qeexid: (-anno, m.dh) Liilan dheer oo saamaha laga jeexo oo kabaha lagu tolo. ld tolon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la tolay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weel qabo (geed), caw, argeeg iwm ka samaysan. ld tolayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Qof tolkisii ka carooday tol kale ku biirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld toolmoonaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: tolla'aan m.dh 1. Qaraabo la'aan. 2. Kaalmo la'aan.
m.l
Qeexid: (-ommo/-lmo, dh) ld tolan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -naysay
Qeexid: Wax qurxin ama hagaajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld tolay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg tolee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]