Qeexid

"tolla'aan m.dh 1. Qaraabo la'aan. 2. Kaalmo la'aan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tolla oo kali ah:
  • Ninka markhaatiga ah marka markhaatiga la waydiinayo waxa lagu yidhaahdaa “Waxaas ama arintaas inaanad dooc iyo dareen midna ka ahayn ma kugu wallaahay baa, ma kugu tollaahay baa, ma kugu wallaahay baa”.
  • Hogaamiyaha diimeed ee ugu sareeya dalka Iiraan, Ayatollah Cali Khamenei ayaa ugu digey mudaharaadayaasha in aan loo naxariisan doonin haddii ay sii wadaan rabshadaha.