Qeexid
Wax tolka leeyahay ka dhigid.
[-leeyay, -laysay]
f.g2Wax tolka leeyahay ka dhigid.
Fal / verb
f.g1
Labdhedig: -olay, -oshay
Qeexid: Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax is kula qabasho.
Qeexid Xigta: Hal ilmo diiddey qallacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dad xiriir wada dhalasho amo sheegasho ka dhexeeyo.
Qeexid Xigta: Qaran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -toshay, -tolatay
Qeexid: Laba wax oo kala go'an ama kala dillaacsan wax iskula qabsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Qof tolkisii ka carooday tol kale ku biirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: tolla'ay e.d Hayaay!, waawareey!, ciidamoow! tolliimo m.dh 1. ld tolmo. 2. ld tolnimo.
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Hadal badan oo aan macna lahayn sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Biyo meel godan isugu gayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-anno, m.dh) Liilan dheer oo saamaha laga jeexo oo kabaha lagu tolo. ld tolon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la tolay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Weel qabo (geed), caw, argeeg iwm ka samaysan. ld tolayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Cudurka gosha xoolo ku ridid.
Qeexid Xigta: Gole ka dhigid; gole u dhigid.
Qeexid Kale: Gool ka dhelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld tolniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: tolla'aan m.dh 1. Qaraabo la'aan. 2. Kaalmo la'aan.
m.dh
Qeexid: Tolidda wax la tolo. ld tolliimo, tolniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-ommo/-lmo, dh) ld tolan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld ol'olee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Cid gaajo ama harraad hayo cunto ama biyo siin.
Qeexid Xigta: Wax naf gelin (Eebbe).
Qeexid Kale: Arrin horey loo illaaway dib u soo cusboonayn. 4. Dab sii damaya shidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Ciyaar turub haad u boqrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eysay
Qeexid: Cunto si habsami leh u qaybin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: eeg tifiq2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]