Qeexid

"Xoolo iwm oo meel tuban wax ka doorasho."

Qeexid Xigta

Xarig iwm jiidasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga togo oo kali ah:
  • Dadka Dadka ku dhaqan dalka Togo waxa ay kor u dhaafaan 6-milyan oo ruux.
  • Dhulka la isticmaalo ee dalka waxa lagu qiyaasaa boqolkiiba 38% kamid ah cabirka guud ee dalka Togo.