Qeexid

"(-gmay, -gantay; -gmi) Wax la togay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga togan oo kali ah:
  • . In ay caddaato dadka xogogaalka ah ee uu Carraale markhaatiga gashaday in ay isaga u yihiin maragfur togan.
  • Si togan oo toolmoonna uga taliya aayahayaga iyo mustaqbalkayaga.