Qeexid

Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma toddobaatan.

Qeexid Xigta

Sannada-ha u dhexeeya toddobaatanka iyo siddee-tanka. ld toddobaatamaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toddobaatanaad oo kali ah:
  • Shaqadiisii u horeysayna waxa qabtay markuu dugsiga sare soo dhamaystay, isagoo nin dhalliyaro ahna waxa uu xisaabiye ka noqday dekada magaalada Berbera, taasi oo hayay ilaa bilowgii toddobaatanaadkii, ka dibna waxa uu u jeestay dhinaca ganacsiga.
  • Inkastoo lagu macneeyay waayahaa, mid aanay dhibaatadiisu u kala yarayn qoomiyadda Soomaalida ee deegaankaa, siiba dadka reer Jig-jigga, haddana waxay xaaladdu sii adkaatay, sida muuqata sannadihii Lixdamaadkii, Toddobaatanaadkii iyo Sideetamaadkii.