Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Joornaal, wargeys iwm oo toddobadii beri mar soo baxa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toddobaadle oo kali ah:
  • Wararku waxay sheegayaan in heshiiska cusub ee 27-jirka kabtanka ah lala galay yahay (90,000) kun oo gini oo toddobaadle ah, kaas oo noqonaya qiimihii ugu sarreeyay ee lagu bixiyo kubadda cagta ee dalkaasi.
  • Hase yeeshee, Xuseen Caydiid wuxuu ku beeniyey Wareysi uu Feberweri 3, 2002 siiyey Jariiradda Reporter oo ah, Toddobaadle ka soo baxa Itoobiya, waxayse taasi u muuqatay dafiraad, waayo way caddayd inuu hadalka hore yidhi.