Qeexid

"(t.j) Tirada jagaale, keeda u dhigma toddobada."

Qeexid Xigta

Toddoba beri oo isku xigta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toddobaad oo kali ah:
  • Kadib markii toddobaadkii ugu dambeeyay gurigeeda Atalanta ku jiidhay Inter waxay u boholyowday inay markale dib ula so noqoto, taas oo keentay inay cadhadii kula dhacdo Brescia, markii goolka kaga hormartay daqiiqaddii 29aad.
  • Barnaamijka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay is casilaadda reysal wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, iyo saameynta ay ku yeelan karto siyaasadda iyo nabad galyada Itoobiya.