Qeexid

"Tirada lixda iyo siddeedda u dhexeysa; “7”. ld toddobo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toddoba oo kali ah:
  • Qurbe: Mataanaha Idil iyo Ayaan Barnaamijka Qurbe ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadanaynaa wareysi aan la yeelanay labada gabdhood ee mataanaha ah ee Idil iyo Ayaan Cabdulle, kuwaasoo ka shaqeeya naqshadeynta dharka.
  • Sh, mar qudha waxaa loo boodsiiyey 7,000 (Toddoba kun).