Qeexid

"ld tobaneeye."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tobaneeyo oo kali ah:
  • Diyaaradaha Israel oo Weli Duqaynaya Marinka Gaza Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa burburiyey in ka badan tobaneeyo goobood khamiistii shaly, iyagoo weerarada cirka ku bartilmaameedsaday kooxaha hubaysan ee Marinka Gaza.
  • Xildhibaannadan oo tiradooda lagu sheegay inay gaadhayso tobaneeyo, ayaad hammaantooda u dhashay Somaliland, kana soo kala geeda gobollada Hargeysa, Togdheer iyo Awdal.