Qeexid

". Tirada u dhexeysa sagaal iyo koob iyo toban; “10”. ld toman."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toban oo kali ah:
  • Feb 2011- Inta la ogyahay shan qof oo laba ka mid ah ay ahaayeen ciidamo DKMG ah ee Soomaaliya ayaa ku dhintay tobanaan kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii ciidamada dowladda ay si toos ah rasaas ugu fureen- -..
  • “Raali ayaanu ka nahay in lagu heshiiyo oo ay dawlad loo dhan yahay kasoo baxdo si looga baxo dhibaatada dawlad la’aanta ee soo jiitamaysay muddada tobanka sano ka badan,” ayuu yidhi wasiirku.