Qeexid

"(-rro, m.dh) Gole leh gaab wax lagu jilo iyo fadhi daawadayaal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tiyaatar oo kali ah:
  • Aaskan dadka dhintay waxa uu dhacay iyadoo uu muran ka taaganyahay nooca ay ahayd sunta ay ku isticmaaleen tiyaatarka uu afduubku ka dhacay balse waxa socda baadhitaan arrintaa lagu ogaanayo.
  • Markii uu tiyaatarka in yar sidaa u yara dhaafay ayuu rasaas ridey, gaadhigii ayaan gartay, dabadeedna gurigeygii ayaan tegey,” ayuu yidhi Alle ha u naxariistee, Ismaaciil Sh.