Qeexid

"ld tixraacid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tixraac oo kali ah:
  • Anigoo tixraacaya taariikh nololeedka, aqoonta, xirfada, iyo milgaha hadalka musharax Gen.
  • Qoraalka aad waqtiga ku bixisay si uu u noqdo mid faa'iido leh waa in uu ahaadaa mid u qoran si fasiix ah oo si fudud loo fahmi karo, isla markaasna wata tixraac sugan.