Qeexid

"eeg tixgeli. ld tixgelis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tixgelin oo kali ah:
  • Beckham oo gabadhiisu ka baayacday naadiga Inter Milan Madaxweynaha naadiga Inter, Massimo Morrati oo sheegay inuu tixgelinayo inuu heshiis la galo ciyaaryahanka khadka dhexe ee Man.
  • Waxaan la yaabay cida amarkan soo saartay oo ah mas’uuliyiinta D/hoose ee Hargeisa ama Wasaaarada Arimaha Gudaha kay doontaba sida aanay u tixgelin ama u rogrogin sharciga noocan ah sidii wax ugu dhimayo dalka iyo dadkaba.