Qeexid

"Ood la gooyey oo is-haysata oo hal mar qof qaadi karo; jebis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tis oo kali ah:
  • J: Waa wax iska caadi ah, waxay ahayd borofiishan ahaan ama sababo isboortis.
  • Iyadoo aanay cidina diidi karin in halgankii SNM xaq u dirir ahaa isla markaana uu guulaystay, ayaanay hadana tisqaadin hogaamintii aynu ka sugaynay hogaankii halganka.