Qeexid

"Wax la tiriyey ahaansho."

Qeexid Kale

Ku t.: wax, wax kale ku jira ahaansho.

Qeexid Xigta

Ka t.: wax, wax kale ka mid ah ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tirsan oo kali ah:
  • Rasaastii ay fureen kooxaha dilkaan gaystay ayaa la sheegay inuu ku dhaawacmay qof rayid ah,halka ciidamo katirsan dowladda DF oo gaaray goobta shaqaaqadaani ka dhacday ay dhaawac u gaysteen labo ruux oo kale oo rayid ah.
  • Weerarradan ayuu ku sheegay afhayeenku inay iyagu qaadeen, kaddib markii ay ka warheleen inay jiraan abaabullo gobollada dhexe ka wadeen canaasiir ka tirsan argagaxisada Somalia, waa sida uu hadalka u yiriye.