Qeexid

tirooyinka lakab la' m.l (xis.) Tiro maangal ah oo aan loo qori karin abyoone ahaan ama aan loo qori karin qaybta la'aa abyoone. Tirooyinka lakabka la' waa akoobane, jajab tobanle aan soo noqnoqon.

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tirooyinka oo kali ah:
  • Dhugmo fiican oo lagu eego tirooyinka 19-kii Abril lasoo bandhigay waxay muujinayan khaladdo fara badan.
  • Cabdi Aw-Daahir ayaa isna madashaa ka sharxay tirooyinka ka qaldan iyo sida ay u qaldan yihiin, isaga oo yidhi “Waxa uu KULMIYE ku guulaystay 76 cod.”