Qeexid

"tiro Afogaadro m.dh (kiim.) Tirada atamada ama molikuyuulada ee ku jira hal mool oo walax ah. Qiimaheeduna waa 6.022 x 10 ; waxa hore loo oran jiray tirada Afogaadaro, waxaana lagu asteeyaa sum-madda NA ama L."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tiro oo kali ah:
  • Kobcinta iskaashiga iyo iskuduubnida bulshada, iyo in la ciribtiro dhaqamada dhaawici kara arintan sida: faquuqidda, fogeynta iyo is-xaqiridda.
  • Wax qarsoon ma aha in dadka Sool deggan kala qaybsan yihiin, kala qaybsanaantaa oo keentay in go’aan deg deg ah laga qaadan kari waayo xaaladda dagaal ee keentay barakakaca dad tiro badan oo Laas Caanood ku noolaa.