Qeexid

"eeg tir. ld tiris2, tirniin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tirid oo kali ah:
  • Si kooban waa; Adduun urursi iyo Tir-tiridda JSL. 1. Waxaan maqaalkii hore ku xusay, in uu jiro dakhli badan oo aan Miisaaniyadda Qaranka gelin ($ 52,227,407) sannadkii iyo in ka badan oo aanan hadda xogtooda hayn.
  • Mr Olafsen aya sheegay in tirida magangelyo doonka Somalidu ay hoos u dhacaday intii sanadkan waxaanu sheegay in bishii January (1aad) ee sanadkan ay isa soo dhiibeen 84 qof halka bishii 7aad ee Julayna ay isa soo dhiibeen keliya 30 qof.