Qeexid

"Wax inta ay ka koobanyihiin xisaabid."

Qeexid Kale

Ku t.: wax meel in ay ku sugan yihiin u malayn. 4. Ku t.: wax rasaas ku furid.

Qeexid Xigta

Gabay, hees iwm curin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tiri oo kali ah:
  • C/laahi Suldaan markii uu Jabuuti tegay, halkaa waxay ku kulmeen Barni Jimcaale oo kal-gacal xoog lihi u galay, tix uu u tiriyayna laga hayo halku-dhegga ah; "Barni ina Jimcaalaan helee, sow bar dahab maaha."
  • "Dunida iyo Mareykanku waxay si weyn uga walaacsan yihiin Markabka laga leeyahay Ukrain ee sida hubka, waxaan ka walaacsanahay in hubkaas uu gacanta u galo kooxaha xagjirka ah ee ku sugan Somalia" ayay tiri Frazer.