Qeexid

"Wax muuqooda baabi'in."

Qeexid Xigta

Ka t.: wax wasakh ka sifayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tir oo kali ah:
  • Wariyeyaal Lagu Xiray Myanmar Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay xarig Talaadadi lasoo dhaafay loogu geystay dalka Myanmar laba wariye oo ka tirsan wakaalada wararka Rueters.
  • Wasiirka Arrimaha dibadda ee Somalia Axmed Jaamac Jangeli oo ka tirsanaa wafdiga Madaxweynaha ayaa isaguna shegay in dalalka Afrika ay ogoladeen inay taageeraan DF, ayna gacan ka siiyaan sidii ay kusoo celin lahayd amaanka iyo kala dambeyntii dalka.