Qeexid
Cudur timaha ku dhaca.
Qeexid Xigta
(u) Marka timaha la shanleeyo tintinta soo go'da.
Cudur timaha ku dhaca.
(u) Marka timaha la shanleeyo tintinta soo go'da.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: /dh (-imo, m.l) Daliigo jillicsan oo dunta u eg oo oogada dadka iyo nafleeyda kale qaarkeed ka soo baxa, mid ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Maalka inta aan xoolaha nool ahayn.
Qeexid Xigta: Meyd.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
e.d
Qeexid: Erey duco ah oo madaxda loo dabbaaldegayo lagu yiraahdo; raag!.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
dk.lh.dh
Qeexid: ld tooda2.
dk (Dibkabe) - Dibkabe (suffix) [Qeyb: naxwe]
lh (laahansho) - laahansho (possessive) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: Neef irmaan oo aan la maali karin; toojo. ld toojo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]