Qeexid

"/dh (-imo, m.l) Daliigo jillicsan oo dunta u eg oo oogada dadka iyo nafleeyda kale qaarkeed ka soo baxa, mid ka mid ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tin oo kali ah:
  • Haddaba, xisbiga UDUB waxa uu dadweynaha sharafta mudan ugu baaqayaa inay ka digtoodaan shirqoolka loo maleegayo, laguna duminayo qaranimadooda, wiiqayana walaaltinimadooda.
  • Sheekh Xasan Dahir ayaa ku taliyay in wax kasta oo khilaaf ah lagu dhameeyo wada hadal, waxaana uu sheegay in xoogaga labada dhinac isu muujiyaan ixtiraam iyo walaaltinimo sida uu yiri.