Qeexid

"Geed u eg geedaha baarta."

Qeexid Xigta

Miraha geedkaas ka baxa, sonkor baa ka buuxda, laf yar oo adagna way ku dhex jirtaa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga timir oo kali ah:
  • Timir oo ah dhaqtarka ugu weyn ee Isbitaalka Baydhabo ayaa saxaafadda u sheegay in sadexda qof ee la dhawacay ay xaaladdoodu wanag ku dhowdahay isagoo meesha ka saaray inay cabsi qabaan xaaladdooda caafimaad.
  • Shacabka Garowe gaar ahaan dhalinyarada magaalada ayaa waxa u suurta gashay in dadkaan u geeyaan Timir, Biyo iyo Buskut, balse arrintaasi ma aha mid dabooleysa baahida halkaas taala.