Qeexid

"Wax mustaqbalka dhici doona."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga timaaddo oo kali ah:
  • Haseyeeshee, ficil ahaan, marka ay timaaddo dalalka Islaamka ee Islaamdoonku xoogga ku leeyihiin, Mareykanku wuxuu si cad u taageeraa keli-talisyada ka jira dalalkaas (bal Masar iyo Sacuudiga fiiri).
  • Uma badnayn ama laguma arki jirin meelaha Somalida isugu timaaddo, taas wuxuu ku kabay asagoo fikirkiisa qoraal ku gudbiya dhanka Internetka iyo warysiyo uu siiyo idaacadaha sida BBC.