Qeexid

"tilmaan u yeelasho. 2. Meel ama wax tilmaantooda xafidid. 3. Meel tilmaanteeda qaadasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tilmaan oo kali ah:
  • Waa su’aasha koowaad maxaa ilmaha heerkaa xun ee aynu soo tilmaanay gaadhsiiyay?
  • Wararka) Dawladda Ciraaq ayaa uga digtay dalka Turkiga in dalkeeda loo isticmaalo Saldhigyo weerar lagaga qaado taasoo ay ku tilmaantay mid xumaynaysa xidhiidhka labada dal ee jaarka ah isla markaana halis galinaysa xasiloonida gobolka.