Qeexid

"(-mayaal, m.l/dh) Tusma bixiye, horkace, wade."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tilmaame oo kali ah:
  • Shacabka Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay booqashada Sheekh Shariif, iyadoo qaarkood ay ku tilmaameen mid aan wanaagsanayn, halka kuwo kale ay ku tilmaameen mid nabadeed.
  • Mudanayaasha baarlamaanka ayaa u muuqday kuwo ku kala argti duwan mooshinka la qaybiyay, iyadoo qaar ka mid ah ay ku tilmaameen kuwo sharciga hareer marsan, halka kuwo kalena ay ku sheegeen inay soo dhaweynayaan.