Qeexid

"ld tallaab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tillaab oo kali ah:
  • Arintaas oo ay Niciimo ku tilmaantay tillaabo horukac leh oo lagu farxo.
  • Ra'iisul Wasaare Prodi wuxuu sheegay in xukuumadda dalkiisa ay ku dhaqaaqi doonto tillaabo kasta oo sahleysa in labadaas kooxood ay wadahadlaan, laguna baajin karo dhiig daata.