Qeexid

ld tigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tikid oo kali ah:
  • Sidaas buu ku soo dhoofay oo aanu tikidhkii diyaaradda ugu soo jaray.
  • "Xukuumada Masar waxayna weydiisatay inaan tikidho lagu celiyo afduubayaasha aan u jarno, sidaas ayaana yeelanay, waxaana afduubayaasha loo diiday in dhulka loo soo dajiyo" ayuu yiri Dajiraha Somalia ee Masar.