Qeexid

"ld jitaabin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tijaabin oo kali ah:
  • Suuqayada magaalada Muqdisho ee lagu iibiyo hubka ayaa sare kac laga dareemayaa, waxaana dad badan ay cabsi xoogan ka muujiyeen tijaabada hub hor leh oo gaadiidka lagu rakibay kuwaasi oo magaalada lagu dhex tijaabinaayo.
  • Max'ed Dheere ayaa ugu baaqay ciidamada Dowlada marka ay hubkooda tijaabinayaan inaysan goobaha dadweynaha ay joogaan ku ridin isla markaana ay ula baxaan goobo banaan oo aan dadweyne ka ag dhaween.