Qeexid

"Roob yar oo dhibco yaryar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tiix oo kali ah:
  • Lammaanahani waxay maallin kasta u dalxiis tegi jireen kaymaha kala geddisan ee ay ku nool yihiin makhluuqaadka Alle ee kala geddisan dhulka xareedi wadhan tahay, raxmaadkuna maansheeyey oo aan hadh iyo habeen tiix amma mahiigaan ka kala qaadin.
  • Foolasha dadka waxa ku taagnaa dhibco biyo ah oo aanan ka war hayn goorta ay tiixayaan.