Qeexid

(f.g) Wax meel cuskasho.

Qeexid Kale

(f.mg) Ku t.: kaalmo darteed cid ugu xirraansho.

Qeexid Xigta

(f.mg) Ku t.: wax ku santeecsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tiirso oo kali ah:
  • STAND UP waa kalimad la xirriirta ISTANID oo ah kalimad carabi micnaheedu yahay ku tiirso, qofka markuu istaago wuxuu ku tiirsadaa meesha uu ku taagan yahay, sida dhulka.
  • STAND UP waa kalimad la xirriirta ISTANID oo ah kalimad carabi micnaheedu yahay ku tiirso, qofka markuu istaago wuxuu ku tiirsadaa meesha uu ku taagan yahay, sida dhulka.