m.dh
Qeexid: (xis.) Summado loo adeegsado tirinta iyo cabbirid-da.Tirooyinka hadda guud ahaan la adeegsado waxa ay ku salaysanyihiin habdhis salkiisu yahay Hindi Carab.
Qeexid Xigta: (xis.) Tiro kasta oo ah maangal ama murakab waxa jiro noocyo badan oo tirooyin ah: (b) tirsiimo (abyoone togan) (t) tiro idil (j) abyooneyaasha (x) tiro lakab ah (kh) tiro lakab la'.
Qeexid Kale: (nax.) Koox naxweed oo waxqabadkeedu yahay in ay tilmaanto cadad dad, xayawaan iyo shay oo giddigooda ah tirsamayaal.
Qaabnaxweedyada: m.dh
m
(magac)
- magac
(noun)
[Qeyb: naxwe]
dh
(Dheddig)
- Dheddig
(feminine)
[Qeyb: naxwe]
[Jinsi: dh]