Qeexid

"Wax meel ku santeecin."

Qeexid Xigta

Wax xoojin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tiiri oo kali ah:
  • Waayo tan iyo maalintii lagu dhawaaqay gooni isu taaga Somaliland waxay xukuumadihii jiray ku guul daraysteen in ay waajibkaa meel ku tiiriyaan.
  • Markaa kor u tiiri si uu dhiigu u waayo markaa waxaad ku dhaqaaqaysaa inaad xoog u cadaadiso meelaha u dhaxeeya halka uu nabarka dhiigu ka socdo iyo wadnaha oo ah laba iyo toban meelood oo jidhka qofka ku yaala.