Qeexid

"eeg tiiraanyoo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tiiraanyood oo kali ah:
  • Madaxweynaha Jabuuti ayaa shalay gaarsiiyay Isbitaalkaas Dawo iyo raashin loogu talogalay in lagu nafaqeeyo caruurta ay nafaqodarradu hayso, isagoo aad uga tiiraanyooday caruurta ku jira isbitaalkaas kuna tilmaamay nololoosha mid aad u xun.
  • Rasuulka (scw) oo ku sugan magaallada Madiina ayaa waxaa gaaray khabar degdeg ah (waxyi ahaan) kuna saabsan geeridii hoggaamiyaashiisii qiimaha badnaa, si daran oo xanuun badan oo aan la tilmaami karin ayuu geeridooda uga tiiraanyooday.