Qeexid

"Arrin lala murugoodo, caloolxumo, uurkutaallo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tiiraanyo oo kali ah:
  • Waxaase filan waa iyo wax laga tiiraanyooda ah, arragtida aan loo meel-deyin ee aqoon yahanno Soomaaliyeed arrinta qaadka ay kala shir-yimaadeen; iyaga oo ayaan darro, doonayo in ay gacan ka geystaan fasaxa iyo fiddidda isticmaalka qaadka.
  • Maamulka Idaacadda Banaadir, maamulka iyo wariyeyaasha shabakada Garowe Online iyo kuwa ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo ehelada uu ka geeriyooday Wariye C/qaadir Kaskey.