Qeexid

ld tiigsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tiigsi oo kali ah:
  • Midnimo waxa ay wadajir yeelataa marka ay ku qotonto tiirar la isla qaatay nuxur ahaan oggolaanshahooda, laguna saleeyo gundhigyo caddaalad iyo horumar tiigsi ah iyo isirro ummadnimo oo la wada ilaashanayo dooc iyo dareen qanaacaddooda.