Qeexid
ld tigtigid.
ld tigtigid.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax la tolayo ama la xirayo dhuujin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bahal jiirka u eg oo leh lugo dhaadheer iyo jeenyo aad u gaagaaban.
Qeexid Xigta: (- go, m.l) Gaari yar oo saddex garan-garood (mid hore iyo labo dambe).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: Weel iwm xarig ku dhuujin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld tigtig1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Weel wax la tigtigay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tigtigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg tigtigan. ld tigtig naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Socod degdeg ah oo meel lagu gaaro.
Qeexid Xigta: ld tiigsahso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld tigtignaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Warqad hab gaar ah u samaysan oo ay ku qorantahay lacagta qofku baxsho oo dano badan loo istic-maalo. ld tikid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qori dhulka lagu aaso si loogu adkeeyo wax la dhisayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Cayaar carruurtu dheesho oo inta lug kaliya ku istaagaan wareega ca deeyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.dh) Meel doogatay oo naq badani ka baxay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.sh
Qeexid: .r Cod lagu muujiyo shagagax ama shanqar dab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Koronto.
Qeexid Xigta: Siraad gaas lagu shubo oo la neefiyo oo iftiin xoog badan bixiyo.
Qeexid Kale: T. ah: xarig saddex dhudood ah oo isku soohan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]